Saxarla - Faarax Maxamuud - Books - Somali Media Company - 9780972661577 - August 28, 2014
In case cover and title do not match, the title is correct

Saxarla Somali edition

Price
$ 25.99
excl. VAT

Ordered from remote warehouse

Expected to be ready for shipping May 26 - Jun 5
Add to your iMusic wish list

Sheekada Saxarla ee buugan ku qoran waxaad ugu tagi doontaa qiso inta aad aqrinayso mar kaa ilmaysiindoonta, marna dareenkaaga ku beeraysa su,aalo jawaabahoodu maskaxdaada in badan ku soo laab laabaan doonaan. Sheekada Saxarla waxa ay daaha ka qaadaysaa nolasha caruurta rajanimada ku korta iyo kuwa darbi jiifka ah. Waa sheeko xanbaarsan waayo aragnimo dareen salka ku haysa iyo qiso cajiib ah oo dhab ahaantii aniga qalbigayga ku reebtay raad waligiis la sii noolaan doona. Cali Aar Caroone (filin sameeye), London, UK.

Media Books     Paperback Book   (Book with soft cover and glued back)
Released August 28, 2014
ISBN13 9780972661577
Publishers Somali Media Company
Pages 466
Dimensions 30 × 152 × 229 mm   ·   675 g
Language Somali  

More by Faarax Maxamuud

Show all