Dhabar Adeyg - Ibraahin Aw-Xasan Ismaaciil - Books - Hiil Press - 9781648264603 - June 23, 2020
In case cover and title do not match, the title is correct

Dhabar Adeyg

Price
$ 22.49
excl. VAT

Ordered from remote warehouse

Expected to be ready for shipping Jun 24 - Jul 6
Add to your iMusic wish list

Horumar ma sameyn kartid shaqsi ahaan, shirkad ahaan, iyo dal ahaanba, haddii aanuu isbeddel togan iman; isbeddelkuna ma hawl yaraa, haddii aan fekerka wax iska beddelin, ficilna xigin; ficilkuna ma yeesho midha dhal waara, haddii aan lagu dhabar-adaygin. Markasta, oo aad is tidhaa wax cusub isku day, balwad jooji, ama caado cusub abuur, waxa aad dareemi xanuun iyo xasillooni la'aan; sababtoo ah, isbeddelku waa guurid aad ka guurayso xaalad, una guurayso xaalad kale. Qof kasta, ayaa u baahan isbeddel. Ma jiro qof odhan kara, anigu qimmaddii ayaan gaadhay dhan walba nolosha. Si gaar ah, waxa u baahan, qof iska war qaba, kuna baraarugsan qaybaha noloshiisa, kolba meesha liidata iyo meesha kale.

Media Books     Paperback Book   (Book with soft cover and glued back)
Released June 23, 2020
ISBN13 9781648264603
Publishers Hiil Press
Pages 146
Dimensions 152 × 229 × 9 mm   ·   222 g
Language Afrikaans