Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre Iyo Jabhaddii Snm - Sayid-axmed M. Yuusuf (Dhegey) - Books - Books On Demand - 9789174635782 - January 19, 2015
In case cover and title do not match, the title is correct

Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre Iyo Jabhaddii Snm Somali edition

Price
$ 27.49
excl. VAT

Ordered from remote warehouse

Expected to be ready for shipping Jul 1 - 7
Add to your iMusic wish list

Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo dalkii Jamhuuriyaddii Soomaalida. Sannadkii 1988kii bishii Mey 27keedii ayaa dagaal aad cuslaa ka qarxay magaalada Burco. Saddex maalmood ka dibna waxa uu ka bilaabmay caasimaddii labaad oo ahayd Hargeysa. Dagaalkaasi waxa uu socday muddo ku siman saddex sannadood, ilaa uu burburay xukunkii kelitaliska ahaa ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre tan iyo 1969kii. Buuggu sharraxaad kama bixinayo habkii dagaalku u dhacay, dhimashadii, dhaawicii iyo qaab-dagaalkii guud ahaaneed. laakiin waxa uu diiradda saarayaa sababtii keentay dagaalka iyo saamayntii uu dad iyo dalba ku yeeshay.

Media Books     Paperback Book   (Book with soft cover and glued back)
Released January 19, 2015
ISBN13 9789174635782
Publishers Books On Demand
Pages 270
Dimensions 14 × 148 × 210 mm   ·   326 g
Language Somali  

More by Sayid-axmed M. Yuusuf (Dhegey)

Show all